Qoraal laga faafiyey Madaxweyne Erdogan oo caro ka dhaliyey dalka Turkiga

Baraha bulshada ee waddanka Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan in uu “dhintay” madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan. Sida ay tabisay BBC-da laanteeda af Turkiga, barta Twitter-ka ayay tan iyo shalay tobannaan kun oo ruux ku faafinayeen geerida Erdogan, arrintaas oo abuurtay caro weyn. Madaxweyne Erdogan qudhiisa ayaa gudbiyay cabasho ka dhan … Continue reading Qoraal laga faafiyey Madaxweyne Erdogan oo caro ka dhaliyey dalka Turkiga